Dowlada Soomaaliya oo War ka soo saartay geerida Shiikh Cali Warsame

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumada Somalia Sh. Cumar Cali Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Cali Warsame. Allah ha unaxariistee Sheikh Cali Warsame oo kamid ahaa culimadda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyooday dalka Urdun, isagoo muddooyinkii dambe la ildarnaa Xanuuno hayay. Wasiirka ayaa Alle uga baryey Marxuumka in uu janadii fardowso ka … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo War ka soo saartay geerida Shiikh Cali Warsame